Amaanka Masaajidyo kuyaala Yurub iyo Amerika oo si weyn loo adkeeyay

Waxaa maanta si weyn loo adkeeyay amaanka masaajiyo badan oo kuyaala Wadamo kuyaala Qaarada Amerika iyo Yurub ,kadib weerarkii dadka badan lagu laayay ee ka dhacay Masaajidyo kuyaala dalka New Zealand. Ciidamo booliis ah iyo ilaalo kale oo gaar ah ayaa la geeyay Masaajidyo kuyaala Dalalka Mareykanka, Canada .Ingiriiska iyo kuwa kale, waxaana arintan looga … Continue reading Amaanka Masaajidyo kuyaala Yurub iyo Amerika oo si weyn loo adkeeyay